Easy and healthy family dinner / Qado fudud oo caafimaadkeeduna fiican yahay

Channel: Umm Cafiifah

21,790

TIP: Right-click and select "Save link as.." to download video

Initializing link download... Initializing link download.....

Halkan ka baro roodhi aad u fiican oo cunto kasta loo isticmaali karo iyo wixii roodhida lagu cuni lahaa

Roodhida waxaan ka sameeyey:

Waxaan ka sameeyey roodhidan

300 g oatmeal / boorash
400 g whole grain coarse flour / daqiiqda qamadiga madow oo macal buushigiisa wata
900 g wholemeal
50 g fresh yeast / fixisada fresh ka ah
600 dl / 0,6 L fresh milk / caano
1 teaspoon salt/ milix
2 tablespoon flax seed
2 tablespoon chia seed

Hilibka waxaan ka sameeyey

200 g fresh meat / hilib daray ah
1 big onion / basal wayn
1 green peppers / barbarooniga akhtarka ah
1 red peppers / barbarooniga cas
2 scallions / basal baar ama liig
1/2 green squash / bocorka akhtarka ah
4 large garlic / toon
250 g hummus / shumburo karsan
A handful parsley / sacabka mugii oo baqduunis ah
A handful coriander / Sacabka mugii oo kamsar ah
milixda iyo xawaashija isticmaal waxad rabtid.

Avocado sauce waxaan ka sameeyey
2 avocado
a pinch of salt / far iso suul milax ah
half a lemon / jeex liindhanaan ah
1 garlic / pabo toon ah

Salad ka waxaad doontid ka samayso eed jeceshahay laakiin waxyaabo kala duwan ku dar inshaAllah.