Bilicda BELEDWEYNE, KISMAAYO, MUQDISHO, GAROOWE, BAYDHABO, Cadaado, Boosaaso, Marko, Gaalkacyo

Channel: Horumarka XamarCadde

42,378

TIP: Right-click and select "Save link as.." to download video

Initializing link download... Initializing link download.....

Qaar kamid ah MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA kuwooda ugu waawayn sanadkan 2013ka IYO HEES WADANI SOOMAALIYA SOOMAALIBAA LEH waxaan halkan uga mahad celinayaa Alahii noo suurta galiyay video gan iyo dhammaan bahda radiomuqdisho oo aan sawiradan badankood kasoo koobiyeeyay iyo daawadayaasha sharafta lehba iyo soomaali weynoo dhan hadiise aad ka weeyso magaalo aad jeceshahay waa in aad ogaataa youtubeku ma ogola wax kabadan 11 daqiiqo video giiba FADLAN KALA SOCO VIDEO YADA DANBE IYO MAGAALOOYINKA KALE EE SOOMAALI WEYN ismadhaafno