JACAYLKA IYO XIISAHA-Abwan Weedhsame oo maanso ka tiriyay-Hiil-gurasho

Channel: Horn Media

56,846

TIP: Right-click and select "Save link as.." to download video

Initializing link download... Initializing link download.....

Halacsiga ishaydaa halakada abuuroo
Heemaal qurxuun baa hindisaha il-duufka ah
igu hore tubyeeyay
sidaan kuugu hawlgalay, asee aad ii hungaysiyo
Hibashada xasuusta leh miyaan soo hinqanayaa